Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||
Luqada | ||||||
Diinta | ||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||
Reer Benaadir (Af Ingiriis : Benadiri people, Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaano Reer Xamar waa bulsho ka mid ah dadka Soomaalida kuwaasi oo ku dhaqan magaalada Muqdisho, meelo badan oo ka mid ah gobolka Banaadir ee wadanka Soomaaliya.[1]